HABKA LA RAACAYO
1. Daraasadda waxay kugu qaadaneysaa ilaa 10-15 daqiiqo. Waa in aad dhammeyso daraasadda oo dhan hal mar si jawaabaha aad bixiso loogu xisaabtamo. Marka ugu dambeysa ee daraasadda waxaad arki doontaa farriin kuu sheegi doonta in jawaabahaagii loo diiwaan geliyey si buuxda.
2. Waxaa lagu weydiin doonaa in aad 10-ka fikradood ee soo socda ka doorato liis ay ku qoran yihiin fikrado/hab-dhaqan.
Guji batoonka sii-wad "Continue" si aad ugu gudubto bog kale
Waad ku mahadsan tahay sida aad uga qeybqaadatay qiimeynta.
Copyright © . Cultural Transformation Tools® (CTT) is a trademark of Barrett Values Centre | Privacy Policy